Tacsi Ka Timi Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Maxamuud Cali Sh Maxamed Walaaleeye, Aadan Cabdi Ciidle, Cabdiqaadir Aadan Carab iyo dhamaan shaqaalaha Ururka Bisha Cas ee Somaliland iyo

0
702

Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Maxamuud Cali Sh Maxamed Walaaleeye, Aadan Cabdi Ciidle, Cabdiqaadir Aadan Carab iyo dhamaan shaqaalaha Ururka Bisha Cas ee Somaliland, ee xarunta Hargeysa iyo dhamaan xarumaha gobolada Dalka, kana mid yihiin, Abdillahi Said Muhummed, Guleid Hassan Elmi, Mohammed Ali Obsiye, Ayan Abdi Ali, Ayan Duale Mohammed, Mohammed Abdi Aden (Jimale), Ahmed Abdi Mohamud (Dhakhtar), Ibrahim Ahmed Mohammed, Mohammed Awale Dahir, Ismael Mohammed Salah, Abdirissak Ali Durran, Mohammed Haji Nour, Ahmed Issa Mohamud, Hussein Mohammed Osman,Abdi Awil Jama, Ahmed Mohammed (Daakir), Ahmed Mohammed Mohamud (Kullilkulli), dhamaantood

waxay tacsi u dirayaan Guddoomiyaha Bisha Cas ee Somaliland Mr. Axmed Cabdi Bakaal oo hooyadii Maryan Xusseen Maxammed ku geeriyootay manta lagu aasay (18/03/2017 magaalada Gebiley.

Waxay Ilaahay uga baryayaan marxuumad Maryan Xuseen inuu janadiisa Fardowsa hoygeeda ka dhigo, dhamaan ubadkeeda, ehelkeeda, qaraabada iyo ummada reer Somaliland leeyahiin Samir iyo iimaan ilaahay ha inaga wada siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.tacsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here