Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Aadan Saalax Aw Diiriye U Magacaabay Guddoomiyaha Cusub Ee Degmada Bali-dhiig

0
560

Hargeysa(QoryaaleNews)Wasirka wasaaradda arrimaha gudaha somaliland yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa digreeto ka soo baxdey xafiiskiisa ku magacaabay guddoomiyaha degmada bali-dhiig ka dib markii uu wasiirku aqoonsadey baahi loo qabo in isbadel lagu sameeyo maamulka degmada wuxuu guddoomiyaha degmada u magacaabay  qoryaale inuu ahaado Guddoomiyaha Degmada Bali-dhiig. degmadan oo ah degma taariikhiya isla markaana ah degmo xuduud u ah somaliland iyo dawlad deegaanka itoobiya. ayaa baahi weyn u qabtay helida maamul ka shaqaysiiya degmada.

sidoo kale dadka deegaanka ayaa iyagu soo dhaweeyey guddoomiyaha cusub ee loo soo magacaabay waxaanay ku sifeeyeen masuuul dabooli kara baahidii degmadu lahayd kana shaqaysiin kara iyagoona dhanka kale alle uga baryey inuu xilka loo igmaday Aadan Saalax Aw Diiriye u fududeeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here