Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Ku Hanjabey In Dalka Laga Saarayo Shaqaalaha Ajaanibka Ee Shacabka Shaqooyinka Ku Cidhiidhyay

0
578

Wasiirka Wasaarada Shada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Shaqaalaha Ajaanibka Ee Dalka U Soo Shaqo Taga

Waxaana U Yidhi “Shaqo La,aantu Way Jirtaa Laakin Sidaa Aan Warbixinta Goolaha Sinaanyey Waxay Mida Ugu Waynayd Waxay Ahyd In Aan Shaqada Iyo Shaqo Abuurka Iyo Shaqaalaha Laftiisaba In Aan Aad Xooga U Saaro Oo Wax Ka Bedelo Waxaa Ugu Mihiimsana Waxay Tahay Shaqaalaha Muwaadininta Ee Suuqa Jooga Shaqo Ay Qaban Karayaan”

Dhanka Kale Waxaa U Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshadu Ka Hadlay Shaqaalaha Ajanebiga Ee Dalka Debedisa Ka Yimaada Iyo Tababaro Ay Wasaaradiisu Siin Doonto Shaqaalaha Kala Duwan Ee Dalka Waxaana U Yidhi,,,

Shaqaale Ajinebiya Debeda Loogama Keeni Doono Shaqo Abuurkana Xooga Ayaan Saaraya Tababarada Iyaga Laftooda Xooga Ayaan Saaraya Iyo In Shaqaalaha  Somalilanderka Mudnaanta Kowaad La Siiyo Waxyaabo Fara Badan Way Jiraan Hadana Marba Wax In La Qabto Weeyan Laakin Waanu Ku Soconaa Markeliya Oo La Wada Qabtaa Ma Jiro Wax Walba Dariiq Looma Maraa Ayuu Leeyahay

Sidoo Kale Waxa U Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshadu U Ka Hadlay Darenkiisa Ku Aadan Fadhigan Goolaha Wakilada Ee Lagu Ansixiyey Waxaana U Yidhi,,

Kolay Wixi Aanu Wasaarada Ka Qaadan Doono Ayuunban Goolaha Ka Jeedinay Daranaynkayguna Dee Waxwayn Oo Hada Soo Kordhay Ma Jirto Waana Shaqadii Ruutinka Ahyd Ee Gooluhu Sharciga U Lahaa Ayaa La Marayaawasirka shaqada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here