Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga ka jaray Xaruunta Bangiga Cusub Ee Premier Bank

0
545

Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xadhiga ka jaray Xaruunta bangiga caalamiga Ee premier bank Oo markii ugu horeysay xaruun ku yeeshay Caasimada Somaliland Ee hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here