Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Fariin Adag udiray Guddida Abaaraha Ee Somaaliya Kana Jawaabay Hadal hore uga soo yeedhay Madaxweyne ku xigeenka Puthland

0
427

Wasiirka warfaafinta jamhuuriyada Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa ka hadal go’aamadii kasoo baxay Shirkii ay wada yeesheen golaha wasiirada Ee Somaliland waxuuna fariin adag udiray guddida abaaraha Ee Somaliya dhanka kalena wuxuuna beeniyey hadal hore uga soo yeedhay Madaxweyne Ku xigeenka Maamul goboleedka Puthland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here