Daawo: Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Oo Xalfad uqabtay Taageerayaal Badan Oo kusoo biiray iyo Xafiiso Cusub Oo Xadhiga laga jaray

0
608

Gudoomiyaha ahna musharaxa Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ee Uicd Faysal cali waraabe ayaa ka qeyb galay munaasibad lagusoo dhaweynayey Taageerayaal Cusub Oo kusoo biiray iyo Xafiiso Uu xisbigu ku yeelan doono Magaalada burco Oo xadhiga laga jaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here