Daawo: Jiif Caaqil Aadan Cali Raygal ayaa sheegay shirkii ka dhacay Magaalada Burco aanu ahayn mid dhaqan….

0
582

Jiif Caaqil Aadan Cali Raygal Oo kamida Cuqaasha gobolka Togdheer ayaa sheegay in shirkii Magaalada Burco ka dhacay aanu ahayn mid dhaqan Oo labada beelood danahooda looga hadlayey balse Uu ahaa Shir Siyaasadeed Taageero loogu raadinayey Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here