Daawo: Gudoomiyaha Maxakamada darajada koobaad Ee Ciidamada Puntland Oo Xukuno kala duwan ku Riday Eedaysanayaal…

0
862

Maxakamada darajada Koobaad Ee Ciidamada Maamul goboleedka punthland ayaa xukuno kala duwan ku riday dhallinyaro hore loogu Eedeeyey inay xidhiidh la leeyihiin Ururada Daacish iyo Al shabaab

Maxakamada ayaa dil toogasha ku xukuntay 5 Eedaysane Oo lagu soo eedeeyey inay geysteen 5 qarax Oo ka dhacay deeganada punthland

waxayna maxakamadu dhageysatay Dacwadaha 19 Eedeysane Oo ay 9 kamida xoriyadoodi dib usiisay halka 10 kalena lagu fuliyey Xukuno kala duwan Oo Xabsi Ciidana

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here