Daawo: Booliska Dalka Sweden Oo Ka Digay Qabashada Taleefanada laga soo garaaco dalka dibadiisa Ee Wata Furaha 252

0
703

dawlada dalka sweden Oo ka digtay qabashada Taleefanada laga soo garaaco dalka dibadiisa Ee wata furaha 252 Oo ah Furaha dalka Somaliya

Shirkada Telia Oo kamida Shirkadaha bixiya adeegyada isgaadhsiinta Ee dalka sweden ayaa ka digtay inay macaamiisheedu qabtaan  ama ay dib ugu celiyaan Taleefanada wata furahani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here