Daawo: Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali (Gurey) oo Deeq Raashina Gaadhsiiyey 400 Oo Qoys Oo Ku Nool Degmada Sabo-wanaag

0
665

Ganacsadaha weyn ee caanka Maxamed Yuusuf Cali (Gurey), ayaa bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed deeq raashina gaadhsiiyey 400 Oo qoys oo ku nool deegaanada hoos yimaada degmada Sabo-wanaag ee gobalka Maroodi-jeex
Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Gurey oo ah sida oo kale na guddoomiyaha shirkadda Kalluunka ee Pontus Marine, ayaa ah ganacsade inta badan caan ku ah u sama-falidda dadka danyarta iyo taakuleynta dadka baahan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here