Daawo: Wiil Uu dhalay gudoomiyii ugu horeeyey Ee SNM Mujaahid Axmed Jimcaale Oo Dhulkoodi Dawladu ka qaaday

0
826

Samatar Axmed Jimcaale waa mid kamida Caruurtii Uu dhalay Mujaahid Axmed Jimcaale Oo ahaa gudoomiyii ugu horeeyey Ee Ururkii dhaqdhaqaaqa wadaniga Soomaaliyeed Ee SNM Oo dhul ay lahaayeen Dawladu ka qaaday Cabashana Fariina Madaxweynaha Somaliland Mudane Amed maxamed Maxamuud Siilaanyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here