Daawo: golaha Deegaanka Ee gobolka Togdheer Oo soosaaray go’aamo lagu xakameynayo Xanuunka Shuban biyoodka

0
685

golaha deegaanka Ee Magaalada burco Oo soosaaray go’aamo lagu Xakameynayoo xanuunka shuban biyoodka Oo ka dilaacay guddaha Magaalada Burco

Maayirka magaalada burco mudane maxamed Muraad ayaa ka hor akhriyey warbaahinta qodobaday soosaareen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here