Deg Deg Badhasaab Ramaaxii Gobolka Togdheer Oo Iibiyey Qayb Kamid Ah Aqalkii Uu Daganaa Oo Ahaa Hanti Dawladeed

0
472

Deg Deg Badhasaab Ramaaxii Gobolka Togdheer Oo Iibiyay  Qayb Kamid Ah Aqalkii Uu Daganaa Oo Ahaa Hanti Dawladeed

Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Saleebaan Ramaax Ayaa Xaraashay Barxad Hore Oo Kasoo Horjeeda Aqal Loo Asteeyay Inay Dagaan Badhasaabada Xilka Ka Haya Magaalada Burco Waxaana Goobtaasi Hore Udiiday Oo Hor istaagay in La Iibiyo Qaar Kamida Badhasaabadii Hore Ee Burco Soomaray

Mr Ramaax Waa Badhasaabka Magaalada Burcee Ayaa Goobtaasi ka Xaraashay Mid kamida Ganacsatada Magaalada Burco Oo Lagu Magacaabo Ganacsade Abco

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t35.0-12/

blob:https%3A//web.whatsapp.com/blob:https%3A//web.whatsapp.com/https://fb-s-a-a.akamaihd.net/h-ak-fbx/v/t35.0-12/

https://fb-s-a-a.akamaihd.net/h-ak-fbx/v/t35.0-12/

Dhanka Kale Qaybo Kamid Ah Bulsha Waynta Magaalada Burco Ayaa Naawilaya Talaabada Ay Kaga Falcelin Doonto Xukuumada Sare Ee Somaliland Falkaasi Foosha Xun Ee Uu Ku Talaabsadey Badhasaab Ramaax

Si Kastaba ha Ahaatee Dhiskan Laga Hirgalinayo Goobtaasi Ayaa sababi kara khal khal Amaan Darro Oo Soo Wajaha Xarunta Aqalka Badhasaabka Burco

 

 

Wixii Warar Ah Ee Kasoo Kordha Goor Dhaw Ka filo Qoryaale News

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here