“Cagaf Ayuu Galiyey Dadka Barakacayaasha Ah Ee Degan Jaamacadda Burco Ninkaa Badhasaabka Ahi”

0
501

Dadka ku barakacay abaarihii ka dhacay gobolada bari ee Somaliland gaar ahaan gobolka togdheer ayaa cabasho xoogan ka muujiyey badhasaabka gobolka togdheer Ramaax, kaasi oo ay sheegeen in cagaf galiyey.
Halkan Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here