Hoggaamiyaha Labaad Ee Ugu Sareeya Al-Shabaab Oo Maraykanku Ka Saaray Liiska Argagixisada

0
354

Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalka Mareyknaka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo maalmahan si gaar ah u joogay gobolka Bakool.
Shan sano ka hor, bishii June ee 2012 ayaaa la saarey madaxa Abu Mansoor 5 Malyan oo doolarka Mareyka ah. Khuburada ka faaloota Al-shabab iyo arrimaha gobolka ayaa u arka tani in ay tahay, in dowlada Mareykanka aysan hab ciidan oo kaliya ku wajahaynini dagaalka ka dhanka ah Al-shabab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here