Mid Kamida Madaxsare Ee Al-Shabaab Oo Isku Dhiibey Dawladda Soomaaliya+Ogow Qofka Uu Yahay

0
715

Sh. Mukhtaar Roobow Al-mansuur oo dhawaan Marakaykanku ka saaray liiska argagixisada ee uu lacagaha dul dhigay ayaa waxa maanta gaadhay ciidamo lagu wado inay kasoo kaxeeyaan goobta uu ku suganyahay.
Sh. Mukhtaar ayaa muddaba waxa uu dibad wareeg ka ahaa kooxda Al-shabaab kuwaasi oo iyaguna si wayn u raadinaya.
Ciidamo ka tirsan kuwa dawladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed ayaa gaadhay goobta uu ku suganyahay ee la idhaa Adal oo 18km u jira magaalada Xudur ee caasimada gobolka Bakool.
Ciidaman ayaa la filaya inay soo galbiyaan Hoggaamiyahan oo raba inuu isku soo dhiibo Dawladda Goboleedka Koonfur Galbeed.
Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here