“Wallaahi Baan Ku Dhaartay In Aan Shir Lagu Qabanayn Magaalada Buuhoode” Qaar Ka Mida Ciiidamada Buuhoodle Oo Digniin Culus U direy Kooxaha Diidan Cali Khaliif

0
620

Saraakiisha Ciidamada khaatumo ee ku sugan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle ayaa magaalada widh widhi kulan kula soo qaatay madaxweynaha Khaatumo
Prof: Cali Khaliif Galaydh.
Ka Dib Kulankaasi waxay saxaafadda kula hadleen hotel Cabdi Gurey oo ku yaala magaalad Buuuhoodle, waxaanay ka digeen in shir ka dhan ah khaatumo lagu qabto magaalada Buuhoodle, iyagoo raaciyey intaasina in garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi uu wali xidhanyahay isla markaana aanay jirin cid kasoo degi karta.
Halkan Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here