Muuse Biixi Oo Dhex Mushaaxay Suuqyada Burco

0
455

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Burco maanta kala shaaheeyey maqaaxiyaha laga qaxweeyo ee badhtamaha magaalada ku yaalla.

Guddoomiyaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah hoggaanka sare ee KULMIYE, ayaa goobo kala duwan oo magaalada Burco ku yaalla shacabka kala qaxweeyey, waxana ay si hufan oo saraaxad leh u sheekayasteen dadweynaha ku dhaqan magaalada oo si weyn usoo dhaweeyey, farxad weynna ka muujiyey sida uu guddoomiyuhu fadhigooda ula wadaagay.

Soo dhaweynta ay shacabka ka shaaheynayey suuqyada magaalada

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Burco maanta kala shaaheeyey maqaaxiyaha laga qaxweeyo ee badhtamaha magaalada ku yaalla. Guddoomiyaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah hoggaanka sare ee KULMIYE, ayaa goobo kala duwan oo magaalada Burco ku yaalla shacabka kala qaxweeyey, waxana ay si hufan oo saraaxad leh u sheekayasteen dadweynaha ku dhaqan magaalada oo si weyn usoo dhaweeyey, farxad weynna ka muujiyey sida uu guddoomiyuhu fadhigooda ula wadaagay. Soo dhaweynta ay shacabka ka shaaheynayey suuqyada magaalad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here