Xisbiga WADDANI Oo Fagaaraha Khayriyadda Ceerigaabo Ka Aflagaadeeyey Beesha Bariga Burco Iyo Cabadiraxmaan Cirro Murashaxa WADDANI Oo Sacabadda U tumay Siyaasigii Aflagaadada Jeediyey

0
740

Xisbiga WADDANI oo baryahan dambe ay ku soo bateen siyasiyin aan ka gudbin salaanka siyasaadda ayaa dhacdo shaanbad ku noqotay xisbiga waddani gafaare la soo istaagay waxaney aflagaado aan loom eel dayin kula kaceen beesha bariga burco.

Siyaasi ismaaciil yare oo oo dhawaanahan buuga cayda ukala furay xisbiga waddani ayaa fagaaraha khayriyada ceerigaabo ku weeraray beesha bariga burco isagoo si qaawan u aflagaadeeyey beelweynta habarjeclo waxaanu yihi.” Maalin dhaweyd anigoo hotel guuleed jooga ayaan waxaan arkay laba dhalinyaro ah oo is haysta markaas baan ku idhi waar waa ayo dhalinyarada haystaa markaas baa laygu yidhi waa habarjeclo waxaan ku idhi maxay isku haystaan waxaa layidhi mashruuc bay isku haystaan markaa waxaan idhi mareexaankaa barigii ay dhacayeen isqab-qabsan jiray iyaguna maanra wey dhacayaan oo dibna inoogu soo noqon maayaan oo halkii reer diini weeye” erayadaas oo ahaa kuwii uu ku tiraabay siyaasi iscaaciil yare ayaa waxaa erayadaas sacab tumasho ugu daray murashaxa waddani cabdiraxmaan cirro oo ag taagnaa wuxuuna kala goyn waayey sacab taas oo muujinaysa inuu la riyaaqay aflagaadada xisbigiisu ugaysteen beesha bariga burco oo waliba murashaxani codka quud-daraynayo inuu ka helo. Dhacdadan ayaa ah shaambad xisbiga ku taal waxaana suuro gal ah inay dibada uga soo saarto taageerayaal badan oo xisbiga ku jirra. Ismaaciil yare oo ah siyaasi salkaanka siyaasada ka qabsadey dhanka ma gudbonimada ayaa hore ay ugu taalay aflagaado uu ugeystay beesha bariga burco markii uu ka tirsanaa cahdihii xukuumaddii UDUB ee wasiirka arrimaha gudaha ahaa waxaaney tani dabasocotaa buuga cayda ee xisbiga waddani uu udahfuray mudaddii uu ku soo biiray xeradda xisbiga waddani dhawaaqiisa fagaaraha ili kulantayga uu ka jeediyeyna waxay muujisay utun uurkiisa jiibta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here