Musharax Muuse Biixi Oo Baaq U Diray Taageerayayaasha Xisbiga KULMIYE

0
825

Halkan hoose ka daawo Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo baaq u diray taageerayaasha xisbiga ee ka qaybqaadanaya isu-soo baxyada ololaha xisbiga oo maalintiisii afraad tahay berri.

Md. Muuse Biixi waxa uu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyey xaflad ballaadhan oo haweenwaynaha degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May ee Hargeysa ku taageerayeen xisbiga, taas oo ka dhacday huteelka Guuleed galabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here