Dad Shacaba Oo Mudaharaad Ka Hor Dhigay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Sababta Keentay

0
535

Dad Shacaba Oo Mudaharaad Ka Hor Dhigay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Sababta Keentay

Dad Shacaba Oo Mudaharaad Ka Hor Dhigay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Iyo Sababta Keentay

Qaar Kamida Dadweynaha Kunool Magaalada Hargeisa Ayaa Mudaharaad Cabasho Ah La Hortagay Aqalka Madaxtooyada Somaliland,

Dadkan Oo Haween U Badan Ayaa Cabasho Ka Muujiyey Xadhig Loo Geystay Sheikh Weyn Oo Caan Ka Ah Somaliland,Kaas Oo Lagu Magacaabo Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Sunne Iyo Dhalinyaro Kale Oo Dhamaantood Ku Xidhan Magaalada Hargeisa

Waxaanay Dadkan Shacabka Ah Xukuumada Ugu Baaqeen In Dib Xoriyadooda Loogu Soo Celiyo Culimadan Dhanka Kale Waxay Garsoosarayaasha Ugu Baaqeen In Maxkamada La Hor Keeno Sheikh Sune Iyo Dadka La Xidhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here