Maamulka, iyo dhammaanba howl-wadeenada Websetka Qoryaalenews.net wuxuu Hambalyo ku aaddanMunaasabadda Ciidul Adxaa u dirayaa dhamaan shacabka Muslimiinta ah guud ahaan, gaar ahaan shacabka Somaliland.

0
627

Ilaahay waxan ka rajaynaynaa inuu Sanadkan sanadkiisa Shacabka Somaliland ku garsiiyo Nabad iyo Baraare iyo Somaliland oo la ictiraafo ,Allena haynaga aqbalo Ducadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here