DAAWO: Boqolaal Qof Masaraari Ah Oo Khalad Ka Galay Qodob Diinta Islaamka Ah Maanta Salaadii Ciidul Adxaa

0
830

Warbaahinta Dunida Muslimka ayaa waxay ka hadleen Khaladaad Diinta Islaamka ah oo Maamulka Masaaridu sameeyeen,maadaama maanta meel keliya kuwada tukadeen Rag iyo Dumar Kala Ajnabi ah.

Fagaaro ku yaalla Magaalada Qaahira Ee Caasimada Ah ayaana Boqolaal Qof ay Salaadii Ciida ku oogeen iyadoo aad looga hor yimid Falsafada Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Masar ay sameysay.

Sawiro lagu baahiyey Bararha internet-ka ayaa lagu Arkayaa Rag iyo Dumar salaada Safka kuwada jira,kaaga darane maahan kuwo weysada aan iska jebin,oo waa kala ajnabi.

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here