Akhriiso” Warsaxafadeed Ka Soo Baxay Guddida Fulinta ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID iyo Qodob Dasturka ka hor imanaya soo saren

0
708
Xisbiga Mucaaridka Ucid ayaa shir ay Maanta isugu Yimaaden oo gudoominayay Gudooyahoda Eng Faysal Cali Waraabe ayay Afar Qodob ka soo saren oo mid ka mida ka hor imanaya Dasturka Dalka iyago iclaamiyay Shir Qaran oo Bulshada Somaliland oo dhan isugu imanyso lagaga hadlayo xalada dalka wakhtii Dalka Ay Dawladi ka jirto.
 No automatic alt text available.No automatic alt text available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here