Labo Taliye Oo Ku Geeriyooday Degaanka Badweyn Oo U Dhaxeeya Gar Adag Iyo Oog Labadan Taliye Ayaa Ahaa Taliyihii Xabsiga Gar Adag Cabdilaahi Axmed Tallan Iyo Taliye Ku Xigeenkii Saldhiga Booliska Gar Adag .
Labadan Taliye Ayaa Shalay Baxsi Kaga Yimi Degmda Gar Adag Kadib Markii Nin Lagu Magacaabo Cali Ciid Oo Ay Xidheen Xabsiga Ceerigaabo Ku Geeriyooday.
Wararka Dhimashada Taliyayaasha Ayaa Sheegaya In La Laayay Iyaga Oo Degaankaas Maraya Galbeedna Usii Socda .
Saraakiisha Ayaa Maydkooda Waxaa Kusoo Baxay Ciidamada Booliska Gobalka Saraar.
Saraakiishan Ayaa Kasoo Jeeda Gobalka Awdal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here