Wasir Maxamed Kaahin Waxa uu hoosta ka xariiqay in xisbiga wadani uu la daalaadhacayo doorka mucaaradnimo ee uu u igman yahay.

0
559

Jawaabta maxamed kaahin waxay ahayd hoga tusaalayn iyo talo waayeelnimo oo uu u gudbinayay xisbiga wadani, gaar ahaan gudoomiyahooda ciro oo u muuqda nin ku haftay masuuliyada ay mucaaradnimadu waajibinayso.
Md kaahin Waxa uu si dhaxalgal ah u tilmaamay in jidka mucaaradnimo xalaala loo maraa ay ka duwan tahay kan ay maanta hayaan Xisbiga wadani.
Waxa uu sidoo kale ku nuux nuuxsaday, in waxa lagu kasban karo taageerada shacabku ay tahay amniga iyo wadajirka bulshada oo la dhawro, islamarkaana aan mucaaradnimo laga dayin khalkhal galinta amniga ay bulshadu hoos hadhsanayso.
Waxa uu hoosta ka xariiqay in xisbiga wadani uu la daalaadhacayo doorka mucaaradnimo ee uu u igman yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here