Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in Somaliland ay iska lumisay fursad qaali ah

0
368

Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in Somaliland ay iska lumisay fursad qaali ah oo madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay dhawaan kaga degi lahaayeen Hargeysa.

Waxa uu intaa ku daray in madaxweynaha Soomaaliya ay ka go’an tahay xal u helidda tabashada Somaliland, xitaa haddii uu sidaa kursigiisa ku weynayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here