Hay’addii Ay Somaliland Eriday Ee ILO Ma Puntland Ayey U Wareegaysaa?

0
436

Hay’addii Ay Somaliland Eriday Ee ILO Ma Puntland Ayey U Wareegaysaa?

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Madaxtooyada Puntland Ee Qardho kulan kula qaatay Maamulaha Mashruuca JPLG Mr Mark, sidoo kalena ka tirsan Hay’ada ILO.

 

Kulanka waxaa goobjoog ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Gudoomiyaha Degmada Qardho iyo Masuuliyiin kale .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here