“Madaxwayne Muuse Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Saxibo Duruufo Adag Iyo Saymo Siyaasadeed Oo Qalafnaantiisa Leh Soo Wada Maray,

0
478

 

Maaha Laba Nin Oo Halkan Caashaq Lagu Keenay, Jid Dheer Oo Saamayntiisa Leh Ayay Halkan Ku Yimaadeen,

Waxaan Qabaa Anigu Inay Yihiin Hogaamiyayaashii Soo Maray Somaliland Hogaamiyayaasha Ugu Daacadsan Marka La Eego Jiritaanka Dalka Iyo Qaran-nimadiisa,

Waayo Labadu Dhiiggooda Ayay U Soo Qubeen Oo Mid-walba Xabad-baa Jidhkiisa Ku Taalla, Markaa Ma Qabo In Looga Warwaraayo Qarankan Taabogalintiisa,

Cabdiraxman axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here