Imtaxaanadka Shahaadiga Ah Oo Guud Ahaanba Saaka Ka Bilaamaya Dalka

0
389

Imtaxaanadka Shahaadiga Ah Oo Guud Ahaanba Saaka Ka Bilaamaya Dalka

Imtaxaanadka Shahaadiga Ah Oo Guud Ahaanba Saaka Ka Bilaamaya Dalka Guud Ahaanba Waxaa Somaliland Maanta Ka Bilaamaya Qaadista Imtaxaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalada Dugsiyada Sare Ee 4aad Iyo Dugsiyada Dhexe Ee Fasalka 8aad,Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ayaa Maalintii Shalay Kala Dirtay Gaadiidkii Iyo Shaqaalihii Ka Hawl Galaayey Imtaxaanadka Shahaadiga Ah,Kaas Oo Guud Ahaanba Dalka Ka Bilaamaya Maalinta Sabtisa 

Waxaa Siweyn Loo Adkeeyey Amaanka Goobaha Lagu Qaadaayo Imtaxaanka Halkaas Oo Ay Ku Sugan Yihiin Ciidamo Iyo Shaqaale Kale Oo Loo Carbiyey Qaadista Imtaxaanadka Shahaadiga Ah,Waxaana Xusid Mudan In Sanadkan Ilaalada Imtaxaanadka Qaranka Ay Qayb Ka Yihiin,Dhalinyaradii Ka Qayb Gashay Barnaamijka Shaqo Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here