Ciidamo Hubaysan Oo Saaka La Wareegay Xarumaha Tv Yada Eryal Iyo Horyaal Tv+ Xayiraad

0
391

Xukuumadda Somaliland ayaa xayirtay telefishannada Horyaal iyo Eryal, sida lagu sheegay warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye.
Ciidamo sida warqadda xayiraadda TVyadan ayaa saaka qabsaday xarunta Telefishanka Horyaal, balse markii dambe ciidanka ayaa halkaasi iskaga tagey iyagoo armay in shaqada la joojiyo.
Labadan telefishan ayay xukuumaddu ku eedaysay farogalinta arrimaha ciidamada iyo ka hor imaanshaha qarannimada Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here