DEG DEG:Dagaal Culus Oo Wali ka Socda Deegano Hoos Ymada Degmada Ceel-afwayn Iyo Ciimada Qaranka Somaliland Ee Ku Sugna Ceerigabo Oo Hada Baxay.

0
452

DEG DEG:Dagaal Culus Oo Wali ka Socda Deegano Hoos Ymada Degmada Ceel-afwayn Iyo Ciimada Qaranka Somaliland Ee Ku Sugna Ceerigabo Oo Hada Baxay.Weli Dagaalkii ceelafweyn Waa Socoanayaa Jabahado Labada Beelood ah ayaa Hada hubka Noocyadiisa waaweyn Isku Riday Sida La sheegayo Waxaa La ka qabsaday Tigniko Dhiwor ah dhamashada Waa xad Dhaafatay Ilaa kii shalay waxay ku dhowedahay 20 Wixii ka Sareeya waloow Aanay Jirina Tiro Rasmi ah oo la ogyahay

Xukuumada weli ma Gaadhin Aaga Dagaalku Ka soconayo

Waloow ay Daqiiqado Kooban ka Hor Ka Baxeen Ciidamada Somaliland Magalada cerigabo.

Image may contain: outdoorImage may contain: outdoorNo photo description available.Image may contain: outdoorImage may contain: outdoor

Xigasho/Barkhad Maxamed Geedi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here