Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Iyo Amar Deg Deg Ah Oo Uu Bixiyey.

0
355

Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Iyo Amar Deg Deg Ah Oo Uu Bixiyey.

Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay taliyaha qaar ka mid ah taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee somaliland.

Warar ay Warbaahintu  ka helayso kulankaasi ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uu taliyeyaasha ciidamada kala hadlay colaada ka soo cusboonaatay deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here