Wasirki hore Maaliyada Maxamed Xashi Cilmi oo Madaxweynaha Somaliland isku qoys yihin ayaa u adkaysan wayay exda iyo qabyalada Madaxweyne Muse Bixi kula kacayo Muwaadinita Somaliland oo kuwa ay isku beesha yihin qandarasyo siinayo sida ina awsiicid siyay Warshadi Sibidhka Berbera waxii soo hadhana dad ajahanabiya ayuu siyay halka shirkadihi muwaadininta ahaa shirkada ugu weyn Soomaali Dahabshil oo hore loo siyay Warshada Sibidhka Berbera laga doortay shirkad ajanabiya .arintasi waxay qaran jab ku tahay Madaxweyne Muse Bixi oo u muqda mid dadki ku kala qaybiyay qabyaalad tasna waa la garanaya waxuu ka dhaxlay Maxamed Siyaad Bare iyo reerkisu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here