DEG DEG:Madaxwaynaha Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Xukuumadiisa Iyo Xaalad Bandow Ah Oo Lagu SOo Rogay Deeganka Ceel-Afwayn Ee Gobalka Sanaag.

0
360

DEG DEG:Madaxwaynaha Somaliland Oo Shir Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Xukuumadiisa Iyo Xaalad Bandow Ah Oo Lagu SOo Rogay Deeganka Ceel-Afwayn Ee Gobalka Sanaag. Madaxwaynaha Jamaphuuriyada somaliland muuse biixi cabdi oo maanta shir deg deg ah iskugu yeedhay xubnaha xukuumadiisa ee kaso kala jeedla labada beelod ee garxajis iyo habar jeclo oo masuuliyiinta laamaha amaanka ee dalka taliyaasha ciidamada shir gudonka baarlamaanka iyo siyaasin hore oo ka tirsana xukuumadii  madaxwayne siilanyo kuwaas oo miisan iyo saamayn siyaadeed ku leh deeganada bariga somaliland iyo deeganka ceel afwayn ee gobalka sanaag.

shirkan ayaan la shaacin meel lagu galaayo balse xukuumada somaliland oo maanta bandow tobadii subaxnimadii hore ku soo ragogay deeganka ceel-afwayn ee ay ka dhaceen dagaalada soo noq noqday ee u dhaxeeya labada beelod ee wada dega deegankasi iyado mudooyin badan xukuumada madaxwayne biixi isku dayday sidii ay xal waara uga gaadhi lahyd colaada kaso noq noqotay deeganka ceel-afwayn oo muuqata inaan wali xal iyo maara loo hayn.
xaaladan ayaa kuso beegmaysay xili aan wali xukuumada madaxwayne biixi wax jawaab ah ayna ka bixin dagaalka maalmihii u danbeeyay kaso soconaayey deeganka ceel-afwayne ee gobalka sanaag oo dad tiro badan ay ku naf wayeen halka dad badan ay ku dhawac meen oo kaso kala jeeda labada beelod ee colaadu u dhaxayso.
Wixii warar ah ee kaso Kordha Halkan Bad Nagala socon Kartaan Insha Allah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here