Madaxweyne Muse Bixi oo ka badheedhay inu Warshada Sibidhka Siiyo Inaaderki

0
387

Warshada Sibidhka Berbera ayaa hore loo siyay Ganacsada weyn Dahabshil isla markana si cad u horistaagen Beesha Madaxweyne Muse Bixi  .hadaba Maanta ayaa Dawlada Muse Bixi ka badheedhay in la siiyey Warshada Sibidhka Ganacsadaha Maxamed Awsiicid oo wata Ganacsade  Cumaani ah ,

Wasirka Malgashiiga Cawad ayaa cadeeyay in warshada Sibidhka la siyay Maxamed Awsiicid iyo nin u wato Cumaaniya  hadaba Waxaa is waydin leh Maxamed Siicid Dahabshil miyanu ahayn Muwaadin?  Shirkada Dahabshil oo hore u haysatay heeshis meday xuquuqdi ay lahaayen?

 

waxaa dadka Reer Somaliland iswaydiinayan in Madaxweyne Muse Bixi  ka badheedhay in uu inaaderki Maxamed Aw Siicid  inu siyay Warshada Sibidhka Berbera sido kale maye dadkii Reer Berbera iyo madaxdhaqmeedki iyo odayashi Dahabshil u didana inu Warshada sibidhka Berbera,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here