Wasiir Maxamed Kaahin Wuxuu ka nool yahay 4tii Mujahid ee ugu horeeyey SNM ka dhex abuuray ethiopa allah ha u naxaristo 3 mujaahid ee la socday adan Shiine axmed dhagax iyo adan saleeban

0
654

Maxame kaahin ilaa maalinta ilaa maanta waa 40 Sandood wax u hadh iyo habeen dedaal Ayu umada somaliland ugu jiraa hadii ay halgan noqoto hadii ay nabadeen noqto goan qadashadiisa cidna loo sheegi Mayo ninkii aan maxamed iyo tariikhdiisa garanayn ayaa wax ka sheegaya AMA cid cuqdad ka qaba halgankiisa nabadeentiisa U helanaa ilaa malinti dalka dib loogu so noqday isaga o aan wax xil ah dalka ka hayn ayu umada reer somaliland u dedaalayey

Dumarkuba xublada foosha way xanaf wareeraane

Balse inay xasuus daran yihiin xaylka kale mooge

Waxba yaanu xeerkay i marin xoolana i siine

Xaasha ee nin libin kaa xistiyey xumihii waa yaabe

Wasiir Maxamed Kaahin Wuxuu ka nool yahay 4tii Mujahid ee ugu horeeyey SNM ka dhex abuuray ethiopa allah ha u naxaristo 3 mujaahid ee la socday adan Shiine axmed dhagax iyo adan saleeban

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here