Ganacsade Cabdiraxmaan Boore Oo Xarun Ka Samaysanaya Magaalada Hargaysa Ee SomLiland + Waa Maxay Ujeedka Uu Ka Leeyahay.

0
404

Ganacasde Cabdiraxmaan Boore Uu Dhashay Dalka Jabuuti Ayaa Mudooyinkii U Danbeeyey Waxa Uu Magaalada Hargaysa Ka Waday Xarun Uu Ku Yeelan Doono Magaalada Hargaysa Ee SomLiland.

 

Ujeedada Ugu Weyn Ee Ganacsade Cabdiraxmaan Boore Ayaa Ah In Xaruntani Ay Noqoto Meelo Ka Duulo Xiliga Doorshada Dalka Jabuuti Oo Uu Doonayo In Uu Gacan Weyn Ku Yeesho Doorashada Madaxweyne Ee Jabuuti Si Uu Uga Takhaluso Hogaamiyaha Xiligan Ee Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Oo Khilaaf Weyne Ka Dhaxeeyo Ujeedka Labaad Ee Ganacsadahan Ayaa Inuu Khalkhaliyo Dorashadaas.
Waxaana Magaalada Hargaysa Ayaamahan Ku Suganaa Oo Soo Gaadhay Nin U Dhashay Dalka Hindiya Oo Wakiil Ka Ah Ganacaade Cabdiraxmaan Boore Si Uu Ula Shiro Dad Uu Abaabulo Oo Lagu Khalkhal Galinaayo Qaabka Qabsoomida Doorashada Jabuuti Sidoo Kale Waxa Qorshaha Abaabulka Ku Jira Ni Lagu Magacaabo Xasan Wacays Iyo Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo Ay Xidhiidh Leeyihiin Ganacsade Boore  
Ganacasade Boore Iyo Xukuumada Jabuuti Ayaa Waxa Ka Dhaxeeya Khilaaf Xoogan Waana Ta Keenaty In Uu Ganacsade Boore Dabino Iyo Abaabul Lagu Khalkhal Galinaayo Doorshada Dalka Jabuuti Uu Bilaabo Islmarkaana Waqtigan Xarun Uu Ka Shidaal Qaato Somaliland Uga Wado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here