Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Laga Reebay Martida Boqorka Sucuudiga..

0
373

Hargaysa (Qoryaalenews)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa laga reebay casuumaddii gaarka ahayd ee boqorka Sacuudigu u sameeyay madaxdii sannadka yimi Xajka.

Casuumaddan ayuu boqorku ku qaabilaa sannadkasta marka uu Xajku dhammaado madaxda caalamka ee Xajka yimi.

 

Madaxda ka socotay Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa sannadka ka qayb-galay casuumadda boqorka halka madaxweyne Biixi, aanu xaadirin.

 

Sannadkii hore madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo xajka tegay ayaa kulankan lagu casuumay oo la kulmay boqor Sacuudiga.

 

 

Source: Suxufi Xasan Galaydh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here