Shirweynihii 2aad Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada Burco

0
330

Shirweynihii 2aad Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada Burco Shirweynihii Labaad Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Ayaa Maanta Si Rasmiya Uga Furmaaya Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer,Shirweynaha Xisbiga WADDANI Waxaa Kasoo Qayb Galay Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbigaasi Oo Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Madax Ka Socotay Xisbiyada UCID Iyo KULMIYE Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Togdheer,

Shirkan Ayaa Ibo Furkiisa Waxaa Lagu Marti Qaaday Asxaabta Dalka Xukuumada Iyo Qaar Kamida Haldoorka Kale Ee Bulshada,Shirkani Oo Socon Doona Mudo Laba Cisho Ah Ayaa Siweyn Loogu Dhegtaagaya Qodobada Kasoo Baxa Shirweynaha Xisbiga 
Sidoo Kale Waxaa Xusid Mudan In Shirkani Aanay Ka Dhacayn Wax Doorosho Ah,Haday Tahay Madaxda Golaha Dhexe iyo Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbigaba 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here