Biriishka isku Xidha Gobolada Togdheer iyo Sool Oo Go’ay, Khatarta ka Dhalan karta iyo Moganaanta Xukumada Madaxweyne Biixi.

0
794

Biriishka u dhaxeeya magaalooyinka Burco iyo laascaanood ee hal bawlaha ah ayay wax yeello wayn soo gaadhsiiyeen daadadka roobabkii ka da’ayay degmada qoryaale iyo gobolka togdheer waxaana daadadku kor mareen Biriishka iyagoona qaaday qaar kamida tiirarkii uu ku taagnaa biriishku iyo waliba qaybo kamida xaga sare oo wax yeello soo gaadhay.

 

Xukuumadda somaliland iyo haayadda waddooyinka ayaan ka ag wareegin biriishkan oo dhinac mara Degmada Qoryaale Ee gobolka Togdheer Islamarkaasina Isu Xidha Gobolada Dalka.

 

Dadwaynaha Degmada Qoryaale  ayaa utafa xaytay inay intii karaankoodaa wax ka qabtaan biriishka iyagoo banayneeyey meelihii biyuhu mari jireen Oo Ay Xidheen  Dhir Waawey Oo Daadku Ku Goyey Meelihii Biyo Mareenada Ahaa Ee Biriishka.

 

 

Image may contain: one or more people, people standing, tree, sky and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, sky, tree and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, tree and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, tree, sky and outdoor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here