Daawo:  Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa saaka socdaal ugu baxay magaalada Muqdisho.

0
314

Galaydh, ayaa sheegay in socdaalkiisu yahay mid gaar ah marka uu soo dhammaystana uu ku soo laaban doono magaalada Hargeysa.

 

Socdaalka Cali Khaliif, ayaa ku soo beegmaya iyadoo xukuumadda madaxweyne Biixi, aanay weli fulin heshiiskii dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here