Daawo: Laba Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidamada Dabdamiska Somaliland Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa.

0
342

Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dabdamiska Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka bari ee magaalada Hargeysa.

Saddex Askari oo kale ayaa ku dhaawacmay shilka sida uu warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha ciidamaa Dabdamisku Axmed Sawaaxili Iyo Maayirka Caasimada Hrgaysa C/raxmaan Solteco

Ciidamada ayaa ku sii jeeday magaalada Berbera marka Gaadhi la dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here