Daawo: Waa Kuma Taliye Ku xigeenka Cusub Ee Ciidanka Booliska SomaliLand Muxuuse Kayidhi Xilka Madaxweynuhu Umagacaabay.

0
315

Sareeye Guuto Maxamed Faarax Mire Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska uu dhawaan u magacaabay madaxweyne Muuse Biixi ayaa ka hadlay xilka loo magacaabay, waxaanu sheegay in uu mudooyinkii ugu dambeeyay u ka shaqaynayay ciidammada millatariga balse uu is waafajin doono xilkan ciidammada booliska oo loo igmaday, 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here