Dhawaaqii Waddani ee Madhalayska Ahaa Qore Mukhtar Cilmi

0
426

 

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Saaxadda Siyaasadda Somaliland Waa Mid Soo Martay Marxalado Kala duwan Tan Iyo Markii Ay Somaliland Qaadatay Nidaamka Xisbiyadda Iyo Tartanadda Furan Waxa Jiray Ururo Iyo Xisbiyo Siyaasadeed Oo La Kowsaday Habdhaqano Iyo Nidaamyo U Gaar Ah oo Isugu Jira Kuwo Togan Iyo Mid Tabanba. Hadaba waxaan raba in aan caawa kahadlo siyaasdd xumada ee xisbiga taagta daran waddani iyo taageerayaashiisa Ku hadhay weli.

Xanuunkii ba baryahan batay oo gaadhay in dhalil siyaasdeed laga raadiyo madaxweyne muuse biixi cabdi iyo golayaasha wasiiriinta oo ay imika gaadhay in layska caayo qoyska madaxweynaha waxaana u arka akhlaq xumu ka baxsan anshaxa siyaasadda iyo xirfadeeda, waxaasna waa ducufka mucaaridnimo ee xisbiga waddani iyo taageeryaashiisa oo ay ka muqato ciyaal suuqnimo.waxaana huba in ay sii waashan oo dhawaan la galin doono dhakhtarada oo laga daweeyn doono xanuunka muuse biixi !!xisbigii dhama ee waddani shalay waad arkaysayn wareysigi xoghayeha xisbigaasee khadar xuseen cabdi oo Ku dhawaaqay kacdoon iyo mudaaharaad, isagoo saaxada ku cosob oo lasheegayo in u xisbiga hantidiisa dhacay ayuu maanta musuq maasuq ka hadalayaa !!!! Wareysigiisi waxa ka muuqday biseyl la’laan siyaasidedd oo u Ku margaday dhawr su’aalood…. Waddani maaha xisbi jira maanta oo mucaarid dhab ah,taageerayaashiisa ee weli Ku hadhay gabi sida caruurta iyo dabaajiirta oo ay caytamaan ila haatana ay kala saarin qabyaalada iyo siyaasadda!!..

Waddani wuxuu cadaystay shalay in ay rabaan qas waxaasuna waa xukun jecayl iyo xoog ban wax ku raba,,waxaas bu noqday itaalkood kadib markay taageeryaasha waweyna we xisbiga oo iskaga tagay siyaasad xumida lagu wado..lkn dhawaaqan cid ka dhaqaysanaysa yar wayna ogyihiin cidii ku dhaqaaqda natijadeeda waa RRU!! Waad arki doontaan iyagoo calamaanti waddani sita sida yeyda oo wada carari doona !!waa caadadooda caruurtan yar yar ee sharaabka xafladaha ku nool !mar labaad qoladiina waddani war fadhiista hadii kale dalkan wuxuu leeyahay ciidan adabta bara kuwa ku xad gudba amniga dalka,hadhowna sidii Coldoon soo qayliya ! Amba dooxa u carara sida yeyda!!!!

Qore mukhtar cilmi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here