Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka Wadani Barkhad ayaa sheegay inay xoog helen in Mayarka Hargerysa Cabdiraxmaan Soltecko oo abaabulay 30 dhalinyara oo midkiiba 1000 dolar siyay si beri buq iyo fowdo kala hortagan Kulanka Beri isugu imanayan Tageeraysha Xisbiga Wadani Xarunta xisbiga sida ku baqay Gudoomiyaha xisbiga Wadani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here