War Deg Dega Afhayenki iyo xoghayihi Guud Xisbiga Wadani oo Xabsiga loo taxaabay.

0
307

Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeyo oo ka mida mudanayaasha golaha Waakilada ayaa u xaqiijiyay Suxufi Xasan Galaydh in la xidhay  laba masul kala ah Xoghayaha Guud Xisbiga mucaaridka Wadani iyo Afhayenka Xisbiga Wadani  balse ilaa hada masuuliyinta Xisbida Wadani kamay hadlin sababta loo xidhay,

 

Waxii ka soo kordha kala soco  Qoryaale News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here