Ciidammada Laanta Socdaalka Ee Somaliland Oo Saaka Bilaabay Olole Lagu Mustaafurinayo Dadka Itoobiyaanka Ah.

0
495

Hargaysa {QoraayleNews} Ciidammada laanta socdaalka ee Somaliland amma (Immigration-ka), ayaa saaka bilaabay olole Lagu ururinayo dadka Itoobiyaanka ah, gaar ahaan Oramada ka dhex dawarsada suuqyada waawayn Ee magaalada Hargaysa.

Dadka ayaa la geynayaa xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Itoobiya ee magaalada Wajaale si dalkooda dib loogu celiyo.

Maaha markii ugu horraysay, ee la raafo dadka Oromada ah, mana Kala cadda In la illaa inta la mustaafurin doono

 

QoryaaleNews.Net

Office Hargaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here