War Deg Dega”Degmada Qoryaale oo Loo Magacaabay Taliye Boolis Cusub.

0
492
(Burco QYN)Degmada Qoryaale ka tirsan Gobolka Togdheer ayaa todabadkan Wasirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin u magacaabay Gudoomiye Cusub Degmada Qoryaale ka dib marki Xilka laga qaday Gudoomiyihi Hore
Maantana Degmada Qoryaale Taliyaha Booliska Somaliland u magacaabay  Taliye Cusub oo ka soo jeeda Degaanka Qoryaale oo magaciisa la yidhaahdo Cabdirisaaq Cabdilaahi Jaamac .
Taliyahan Cusub loo magcaabay Degmada Qoryaale ayaa ah sarkaal   aqoon fiican u leh hawlaha cidamaada isla markana tababar fiican ka soo qatay dibada iyo gudaha.
Shabakada Qoryaalenews.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here