WAR DEGDEG AH: Cabdirashiid Riyo­raac Oo Loo Doortay Guddoomiye Guddida Doorashooyinka

0
491

(Hargeysa) – Guddida cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa Guddoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac fadhi ay maanta yeesheen, halka guddoomiye ku xigeena u Doorteen Mustafe Dhawal.

Cabdirashiid ayaa ahaa xubinta ay sida weyn uga soo horjeedeen xisbiyada mucaaradka.

Guddida dhexdhexaadinta oo maanta la kulmaya madaxweynaha ayaa la sheegay in ay shalay ka digeen in guddidu guddoomiye doorato inta ay dhexdhexaadinta wadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here